DAWAN PDF BOOK FREE DOWNLOAD

 









Buuga 'Dawan' -Ha isku hallayn Mushaharkaaga.
W/Q: Qarmullaha Al Qaadimi.
Turjumid iyo sookoobid waxa ku sameeyey Dr. Xamse Xabiib. 

Buuggan wuxuu si gaar ah ula hadlayaa farriimo waxtar lehna u sidaa 'shaqaalaha mushaharka kooban ku shaqeeya' kuwaas oo ay is dabooli waayaan mushaharkooda iyo duruufahoodu. 

Buuggani waxa uu ka warramayaa dib-u-helida xorriyadii ay dhacday noloshan casriga ahi, taas oo kordhisay shaqaalihii iyo loo-shaqeeyihii. Meel keliya buuggan kagama xusna in uu ka hiyikiciyo dadka shaqadooda uu nacsiiyo. Taas beddelkeeda waxa uu ku dhiirrigelinayaa in ay shaqadooda hagaajiyaan, sida ugu fiicanna ay u gutaan.










 




























Post a Comment

thanks for massge

Previous Post Next Post
Do you have any doubts? chat with us on WhatsApp
Hello, How can I help you? ...
Click me to start the chat...