'Garaadka Wax Naqdinta Ee Faca Koraya' pdf book

 


'Garaadka Wax Naqdinta Ee Faca Koraya'

 

 
Buuggan wuxuu qofka barayaa habka uu iskaga difaaci lahaa shubhooyinka iyo ishkalaalada—dhanka diinta iyo aaminaadiisa, si gaar ahna wuxuu ugu wajahan yahay dhalinyarada, maadaama ay sahlan tahay in si fudud loogu beero afkaar khaldan.

EREYGA TURJUMAHA

 Farxad Bay Ii Tahay Inaan Isku Dayo Soo Koobidda Iyo Turjumidda Kitaabka "GARAADKA WAX NAQDINTA EE FACA KORAYA," Ee Uu Qoray Sheekh Axmed Ibnu Yuusuf Al-Ssayyid. 

Buuggu Aad Ayuu U Kooban Yahay Wuxuuna Qofka Barayaa Habka Uu Iskaga Difaaci Lahaa Shubhooyinka Iyo Ishkaalada, Si Gaar Ahna Wuxuu Ugu Wajahan Yahay Dhalinyarada, Maadaama Ay Sahlan Tahay In Si Fudud Loogu Beero Afkaar Khaldan. 

Waan Soo Koobay Kitaabka Waxaana Ka Tagay Wixii Ay Adag Tahay In La Wada Fahmo, Sida Wixii Luuqadda Ku Saabsan. Waxaan kaloo ka tagay layli iyo baabka ugu danbeeya, si akhristuhu u weeleeyo fikradda guud ee kitaabka. Allena, waxaan ka rajaynayaa inuu iga dhaafo wixii aan ku gefey.



AHMIYADDA UU LEEYAHAY GARAADKA WAX NAQDINTA

Haddii Aan U Fiirsanno Kitaabka Ilaahay Waxaan Ka Helaynaa Inay Ku Sugan Tahay Isku Boorinta Fikirka, U Fiirsiga, Eegista Iyo Tixgelinta, Sida Hadalka Alle Ku Yidhi:  








'Garaadka Wax Naqdinta Ee Faca Koraya'
W/Q: Axmed Al Sayyid.
W/T: Ibraahim Axmed.











Post a Comment

thanks for massge

Previous Post Next Post
Do you have any doubts? chat with us on WhatsApp
Hello, How can I help you? ...
Click me to start the chat...